Site icon Qaamuus

ereyga

Durbaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

(muus.) Qori xordan oo labadiisa af harag khafiif ahi ku dahaaranyahay oo ciyaaraha loo tumo, cod weynna bixiya. ld gurbaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga durbaan

taabuul | gaallisee | jabbu | bowbow | bullo | dayaan | dhabaq | dhabaq | durbaansan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version