Site icon Qaamuus

ereyga

Durdur-kulul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro ..., m.dh)

(jool.) Il dabiici ah oo biyaheedu kululyihiin, taas oo biyo kulul iyo qiiq kor u soo tuurta, amminta u dhexaysa kor u soo tuuridda way isla ekaan kartaa ama way kala duwanaan kartaa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga durdur-kulul


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version