Durduur
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Rakaad. 2. Ladaab. 3. Biyo la siiyo neef hore u cabbay.
Durduur
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Xoolo hore u cabbay biyo ay ku noq-noqdaan siin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga durduur ↴
durduurasho | durduurid | durduuro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg