Durruqaan
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. Ci'da dameeraha. 2. Hadal edebdarro ku jirto oo qof aan xishoonayni ku hadlo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga durruqaan ↴
danaani |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
