Durug
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rkay, -rugtay; -rki)1. Meel ka sikasho. 2. Meel ka fogaansho. ld duruq.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga durug ↴
oddoros | haabo | yabaq | haajir | abtisarow | buubso | dhaandabaggaale | dhaqaaqsan | durjisad | durjisan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg