Site icon Qaamuus

ereyga

Duuban

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

1. Wax duubmay noqosho. 2. Isku d.: wax midaysan noqosho.

Duuban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

1. Derin iwm wax la duubay ahaansho. 2. Nabar wax gaarso lagu maray ahaansho. 3. Cajalad wax hadal lagu duubay ahaansho. 4. Isku d.: wax midaysan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duuban

qaanuun | rablee | xalus | afduuban | baandhays | dhig | dilindillee | dilindillo | dunnee | dunno |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version