Site icon Qaamuus

ereyga

Duudduuban

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Wax duudduub yeeshay noqosho. ld duubduuban¹.

Duudduuban

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-bnaa, -bnayd)

Wax duudduub yeeshay ahaansho. ld duubduuban².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duudduuban

laablaaban | duubduuban | duubduuban | duudduubmid | duudduubnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version