Site icon Qaamuus

ereyga

Duudduur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Qarinta wax la qariyo. 2. Si kooban oo hadal loo sheego. 3. Laalaabanka maro iwm yeeshaan.

Duudduur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Maro iwm laalaab u yeelid. 2. Wax runtooda qarin. 3. Hadal si kooban u sheegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duudduur


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version