Site icon Qaamuus

ereyga

duudsi
(m.l)

Xaq ama gar qof leeyahay oo la seejiyo.

duudsi
(m.l)

ld duudsasho.

duudsi
(Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

Xaq qof lahaa seejin. ld duudsii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duudsi

duudsasho [m.f.dh]
eeg duudso. ld duudsad, duudsi.

duudsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld duudsi³.

duudsiin [m.dh]
ld duudsiyid.

duudsiyid [m.dh]
eeg duudsi³. ld duudsin.

indhagaduudsi [m.l]
ld indhagaduudsasho.

isticmaarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Xukun qasab ah ummad kula kicid iyadoo xaqooda la duudsinayo. 2. Cid addoon-sasho.

qanjidhka tayroydh [m.l]
(c.nafl.) Qanjidh marinla'oo laba laab leh oo laga helo lafdhabarleyda kuna yaalla salka qoorta. Wuxuu dhiijiyaa laba horomoon oo ay ku jirto ayoodhiin, oo kala ah tayrogsiin iyo tarayodhoytayrosiin, kuwaas oo xukuma dariiqooyinka dheefsasho ee jidhka oo dhan. Waxa kale oo ay duudsiyaan koritaanka duleed.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version