Site icon Qaamuus

ereyga

Duuf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hilib la nacay. 2. ld duufid.

Duuf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Xaaraan; baqti; wax xun. 2. ld diif. 3. ld duufid.

Duuf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Ku d.: cid si loola dagaallamo ku boodid.

Duuf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Ka soo d.: soo farabbaxsasho (dagaal); weyrax.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duuf

ibliis | uduuf | uduufaa | uduufo | badxidhan | baraf-dhagax | buuf | dabayl-bataax | diif | diifsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version