Site icon Qaamuus

ereyga

Duufaan-kulaalay

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno ..., m.dh)

(juqr.) Gobol cadaadis hoose leh, dhulkeedu wuu yar yahay, laakiin waxay leedahay duufaan xoog leh, oo ka soo bilaabma gobollada kullalayda, runtii, waxay la mid tahay godan, laakiin way yartahay aadna way u xoog badantahay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duufaan-kulaalay


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version