Site icon Qaamuus

ereyga

Duuflaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Nin aan wax tashiilan. 2. Nin aan shaqayste ahayn.

Duuflaal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Sabool noqosho (cid).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duuflaal

duuflaalad | duuflaalid | duuflaalnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version