duufso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Cid fal xun in ay samayso u hor kicid.
duufso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)ld diifso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duufso ↴
diifso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Diif iska tirid (qof). ld duufso.
duufsasho [m.f.dh]
eeg duufso. ld duufsad, duufsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg