Duulduul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Fudayd iyo wax ka fiirsasho la'aan cidi ku sifoowdo. 2. ld duulduulid.
Duulduul
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-uulay, -uushay)Fudayd iyo wax ka fiirsasho la'aan ku kicid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duulduul ↴
dambaaburo | duulduulid | hawtulhamag |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg