Site icon Qaamuus

ereyga

Duullaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld duullan, duullimaad. Aadidda col dagaal aado. 2. D. ah: col in ay dagaal qaadaan u socda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga duullaan

abbaanduule | duullan | duullimaad | shaqal | wareego | weerar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version