Edbi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Qof anshax xun toosin. 2. Asluub fiican cid ku barbaarin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga edbi ↴
edbin | eedbixid | ceedbixid | geedbiciid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg