Eebbe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Sarreeyaha awoodda leh oo wax kasta abuura oo weligiis jirey, jirina doona; Ilaah; Rabbi; Guulle; waaq; madhinte; weyne. ilaah, rabbi, guulle, waaq, madhinte, weyne
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eebbe ↴
naar | nabaaddiinaxir | nabaaddiinaxir | nacalad | nacalad | Rabbi | rabbituug | uun | xamdi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg