Site icon Qaamuus

ereyga

Eedaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Rafaad; silic; saxariir. 2. Xanuun daran. rafaad, silic, saxariir

Eedaad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Rafaad badan la kulmid. 2. Xanuun daran la kulmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eedaad

eedaadid | miraxareedaad | siddeedaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version