Eedbax
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:E. ah: wax uu isku daafaco qof eed lo haysto.
Eedbax
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)Cid eed loo haystay iska daaficid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eedbax ↴
eedbixid | ceedbax |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg