Eeg
Qaabnaxa: Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb Isrogrogga:1. eegga: waqtiga markaa la joogo; imminka, hadda. 2. eeggayga, eeggaga iwm: markayga, markaaga iwm.
Eeg
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Meel laas u eg. 2. Meel la qoday oo biyuhu fariistaan.
Eeg
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. Qof ama wax indho ku hayn. Tus. “Beerta eeg”. 2. Soo ee.: booqasho ku tegid (meel). Tus. “Cali oo jiraan baan soo eegay”. 3. Ka ee.: halis ka ilaalin. Tus. “Carruurta dabka kaa eeg”. 4. Ku ee.: wax ku tijaabin. Tus. “Albaabka furaha ku eeg”. 5. Isu ee.: isbarbardhigid dad, waxyaabo, arrin iwm. Tus. “Labada qoraal isueeg”. 6. Iska ee.: wax, waxyeelladooda ka foojignaan.
Jeegal*
Taleefan ama moobeel.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Waa agab ama qalab loo adeegsado wada hadalka sida cod ama dhambaal iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eeg ↴
aabbayaal | aabo | ogaan | baadiddoonid | baadiggefid | ee | eedsheegasho | eedsheego |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg