Eel
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhibaato aad u ballaaran.
Yeelid*
Waxa loo isticmaala kabaha markii la tolayo Sida caliyow hoo kabahaan ii yeel
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Yeelid*
waa Ogolaansho, Kuraacid - waa eray Lid ku ah, diidmo
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Mutuleel*
Dhagax midabo kala duwan leh oo guryaha lagu qurxiyo .marmar
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
moobeel*
Waa bahal yar oo gacanta lagu watto ama guriga guriga yaallo oo dadka lagala xiriiro sida qaraabada iyo saaxibooyinkaaga.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Geel dhalaan qaaday ma dheera.*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eel ↴
aabayeel | aabayeel | aabayeelid | aabeyeelid | aameel | caafimaad-beeleed | edebyeelasho | edebyeelo | eelo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg