Site icon Qaamuus

ereyga

Eerso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

Dhibaato dhacday cid u aanayn. Tus. “Muraayadihii iga jabay Axmed baan u eersanayaa”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eerso

yeerso | carceerso | dareerso | dureerso | eersasho | janjeerso | meerso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version