Eexo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:ld eex.
Eexo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-xday, -xatay)Eex ku kicid (cid).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eexo ↴
uneexo | aneexo | deexo | dhalleexo | eex | eexasho | fadeexo | fadeexoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg