eeyaa
(Erey Dareen | Exclamation)ld eey³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eeyaa ↴
ee [u.j]
Eray qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeediyo. Tus. “Ee aabbe!”. ld eeyaa. eeyaa
eey [Erey Dareen | Exclamation]
Erey dareen: ehi!, oh! ld eeyaa.
weeyaan [Qurub | Diirad, Particle | Focus]
ld weeye.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg