Site icon Qaamuus

ereyga

Embolas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)

(daaw.) Walax, sida: xinjir, dufan, hawo, xabka ilamaha, dhiigaa raaca ka dibna ku joogsada meel oo xididka awda; dhiiggana halkaas wareegiisa ku joojiya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga embolas


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version