Engeji
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax qoyaan ka qalajin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga engeji ↴
qaaqami | dhis | dhisan | dhisan | engejin | engejis | kawrixi | qallaji | qunde |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg