Erey-dareen
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(nax.) Cod muujinaya hadlaha shucuurtiisa sida yaab, naxdin farxad iwm. Tus. “Ba'a!”, “Alla hayow!”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga erey-dareen ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg