Ergey
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-go, m.dh)1. Qof farriin, war ama arrin gaar ah loo dhiibo oo tol, qolo ama dawlad gaarsiiya. 2. Qof loo doortay inuu dal kale wakiil uga noqdo wadankiisa. Tus. “Saalax waa ergeyga soomaaliya u jooga jimciyadda quruumaha ka dhexeysa”.
kadhergey*
Macnaha halkan ku qor ka giigay
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ergey ↴
ergeyn | ergeysan | ergeysasho | ergeysii | ergeysiin | ergeyso | ergisan | ergo | xergeyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg