Site icon Qaamuus

ereyga

ergiso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Xoolo alaab iwm ereg u dhiibasho ama u qaadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ergiso

ergisasho [m.f.dh]
eeg ergiso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version