Eri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld ari. 2. Cayrinta la cayriyo xoolo, dad, baabuur iwm.
Eri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld eryid.
Eri
Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-ryay, -riday/risay; -ryi)1. Wax cayrin. 2. Nafley meel ay ku noolayd in ay joogto u diidid. 3. Ku e.: dalool wax ku librin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eri ↴
waabberi | waabberiisasho | waabberiisii | waabberiisiin | waabberiiso | waaberi | jaahwareeri | jaahwareerid | jaahwareerin | baaderi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg