Eriley
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-yo, m.l/dh)1. ld eraley. Naag qaylo badan oo dad la dhaqankeedu xunyahay. 2. Dadka ariga dhaqda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga eriley ↴
eraley |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg