Site icon Qaamuus

ereyga

Faadumo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Magac loo bixiyo qof dheddig ah. 2. Farta u dhaxeysa faryarada iyo fardhexaadda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faadumo

shariif | siti |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version