Site icon Qaamuus

ereyga

Faalal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Agagaar, hareer. 2. Socod aan meel lagu tegin. 3. ld faalalid. faalalid

Faalal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

1. Dhul ku kor faafid. 2. Lugabaxsi meel aan fogeyn ku tegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faalal

faalalid | faalallow | faalshow | qaarxabaal | saaq | saarasaare | unuun | aneexo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version