faalig
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)1. Si aan nidaamsanayn wax u feteshid. 2. Si aan nidaamsanayn wax u cunid. ld faalug. faalug
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faalig ↴
faaligid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faalig. ld faalugid. faalig, faalugid
faalug [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
ld faalig. faalig
faalugid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld faaligid. faaligid
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg