Faarad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Qalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo isticmaalo turxaanbixinta iyo sulux ka dhigidda alwaaxda; raando.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faarad ↴
xafaarad | doofaarad | doonfaarad | faaradayn | faaradee | safaarad | xeerka danab-soocidda Faaradhay |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg