Faarumayso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)1. Hal la lisayo lugaha dambe kala bixin. 2. Qof meel dheer iska tusid iyadoo aan loo baaqin. ld faarugso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faarumayso ↴
faarumaysasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg