Site icon Qaamuus

ereyga

Faaruq

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

F. ah: weel aan wax ku jirin ama meel aan wax oollin.

Faaruq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay,- qday)

Wax maran, wixii ku jiray laga saaray.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faaruq

faaruqi | faaruqid | faaruqin | faaruqis | faaruqnimo | farmi | farmi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version