Faashad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Gabal dhar oo cad oo lagu duubo meelaha dhaawacan ee jirka.
Faashad
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg faasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faashad ↴
aalad-kabniin | milmil |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg