faasiq
(m.l) (-qiin/-qyo, m.dh)Qof fisqi badan sameeya. ld faasuq.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faasiq ↴
faasiqnimo [m.dh]
Faasiq ahaansho. ld faa- suqnimo.
faasuq [m.l]
ld faasiq.
faasuqnimo [m.dh]
ld faasiqnimo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg