Site icon Qaamuus

ereyga

Faddaaddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Wax shaki leh ama aan caqligal ahayn. 2. Dillaac dhaawac caallirasan. 3. Marin laga bixiyey deyr ama qoqob. 4. ld faddaro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faddaaddo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version