Site icon Qaamuus

ereyga

Faddare

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. F. ah: qof ku dhaqma wax aan diinta Islaamka iyo dhaqanku oggoleyn; nijaas. 2. F. ah: wax nijaasi gaartay. ld faddaro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faddare

faddarayn | faddaraysan | faddaree | faddaro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version