Site icon Qaamuus

ereyga

Fadfad

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Godgod yaryar oo cudurka furuqu ku reebo jirka nafleyda; furuqdhaw, furuqdhoon.

Fadfad

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Jir nafley humbuluuluqid. 2. Raashin karaya tiqid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fadfad

fadfadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version