Site icon Qaamuus

ereyga

Fadgooyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Qiimagoo lagaga deyanayo gataha u horeeya waxa uu bixiyo. 2. Hanti yar oo xoolo gooyo ahaan qof loo siyo. 3. Waxtar horaadka laga helo shay kharaj ku baxay. 4. Cadad waaweyn oo wax loo googooyo. ld fadgoo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fadgooyo

fadgoo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version