Site icon Qaamuus

ereyga

Fadqalal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-llo, m.dh)

Ficil rabsho badan iyo buuq iwm oo si wadajir ah, ay sameeyaan dad badan gaar ahaana meel fagaara ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fadqalal

anaakici | fadqalallayn | fadqalallee | fadqalallo | goobdumis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version