ereyga fagaag (m.l) Meel bannaan oo degaan ama aqal hortiis ah. Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fagaag ↴ Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg