Fagax
Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:1. Orodka ugu dhaqsaha badan ee nafleydu samayso. 2. Orod ka mid ah ciyaraha fudud ee lagu tartamo oo ah 100 m.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fagax ↴
kabti |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg