Site icon Qaamuus

ereyga

Fahamsan

Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Qof wax gartay ahaansho. ld fahnsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga fahamsan

fahamsanaan | fahamsanaansho | fahansan | fahansanaan | garaadlaawe | garansoon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version