Site icon Qaamuus

ereyga

Faje

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(daaw.) Cudur xariirta lafdhabarta ku dhaca oo keena gasarka ama tuurta. ld fajo, fujo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faje

fajayn | fajeciso | fajee | fajiciso | lafajebin | lafajebis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version