Site icon Qaamuus

ereyga

Faki

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Cid halis ka badbaadin. 2. Wax waasac ka dhigid. 3. Wax meeel si xoog leh u qabsaday ka sii deyn. ld fiki.
Fakir*

Eeg Fakar, Feker.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga faki

dhegraac | dhegraac | fakiiran | fakiirnaan | fakiirnaansho | fakin | faqdiiran | faqdiirnaan | fiki |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version