Falan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. F.kay, f.kaa iwm: dartay, dartaa iwm. 2. “F.kiisii gal!”: “Arrintiisii gal!”.
Falan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)1. Wax sixran noqosho. 2. Beer wax la falay noqosho. 3. Dhul wax la banneeyey noqosho.
Falan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)Wax la falay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga falan ↴
faalan | naaqish | waddo | dood | falaanfalan | falaanfalax | falaanfallow | falaanfalxo | falaanfullow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg